Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ayaa shaacisay inay xirtay in ka badan 12 kun oo Akoon kuwaas oo ay Alshabaab u isticmaali jirtay faafinta wararka been-abuurka ah iyo marin-habaabinta dadka.
Qoraalka NISA ayaa lagu sheegay inay akoonada la xiray u badnaayeen kuwa aan lahayn tixraac.
- Arimaha Bulshada
- BARNAAMIJYADA
- blog
- Ciyaaraha
- English
- Mail Order Brides
- uncategorized
- WARARKA
- Wararka Galmudug