Madaxwewynaha Turkiga oo ku dhawaaqay booqasho uu ku imaanayo Soomaaliya

0
19
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa ku dhawaaqay booqasho uu ku tagi doono dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya labada bilood ee ugu horeysaa sanadka cusub ee 2025.
Socdaalkan ayaa imaanaya kadib Markii uu Turkigu ku guuleystay inuu heshiis ka dhex dhaliyo labada dal oo muddo sanad ah xiisad culus ka dhaxeysay.
Madaxwweyanaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa lagu sheegay Ujeedka Safarkiisa dhaqan gelinta Heshiiskii Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku gaareen Magaalada Ankara ee dalka Turkiga .
Xigasho : Anadolu