Horggaamiyaha horkacayeyy inqilaabka militari ee ka dhacay dalka Burkina Faso ayaa shacabka ka codsaday in ay joojiyaan dibbadbaxyada ay ka hordigayaan safaraadda Faransiiska
Gelinkii hore ee shalay ayaa ciidamada Ammaanka waxay qiiqa dadka kaga ilmeysiiya u adeegsadeen dad ku bannaanbaxayey duleedka safaaradda Faransiiska
Dadkan dhigayey dibadbaxyada ayaa ah taageeyaraasha Captain Ibrahim Traore oo maalinimadii Jimcaha ku dhaawaaqay in uu yahay hoggaamiyaha cusub ee dalkaa , kaddib inqilaabkii labaad ee dalkaas ka dhacay sanadkan gudihiisa