Dad goob-joogeyaal ah oo BBC-da uga waramayay rabshado isir ku saleysan oo ka dhacay galbeedka Itoobiya ayaa sheegay in aysan u suurtagelin in ay badbaadiyaan nolasha dadkii halkaa lagu laayay oo gaarayay in kabadan 250 qof.
Nin ka mid ah goob-joogeyaashaasu ayaa sheegay in isaga iyo dadka kale oo ay wada deggan yihiin hal tuulo ay aaseen meydadka ilaa 250 qof. Dadakasi waxaa ka mid ahaa
Tiradaasi dhiamshada ahi si rasmi ah oo madax-banaan looma xaqiijin balse dadka goob-joogeyaasha ahi ayaa sheegaya tiro aad isugu dhow.
Dadka la laayay ayaa la sheegay in ay ka soo jeedaan qowmiyadda Axmaarada, waxaana laayay fallaagada Oromada ee OLA.
walaalkii iyo dumaashidiis