Wararka Idaacadda Risaala ka heleyso degaanka Yaaqbariweyne ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka degaankaas lagu dilay Shan qof oo Shacab ahaa
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay hal goob ku dileen dadka Shacabka ah xilli ay ku sugnaayeen Tuulada Yaaqroobley oo u dhow degaanka Yaaqbariweyne oo hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.