Safiirka dawladda Mareykanka u jooga Soomaaliya ayaa soo saaray war kale oo kuwajahan arrimaha doorashada dalka.
Mareykanka ayaa bogaadiyey talaabada ay Madaxtooyada Soomaaliya ugu howlan tahay in dawladdaha xubnaha ka ah, ay keento Muqdisho.
Dowladda waxay u mahadcelisay hogaaminta Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ee la xariirtay shirkii Dhuusa-Mareeb3 iyo Hoggaamintiisa.
Mareykanku waxay soo jeediyeen in dhammaan dhinacyada laga doonayo Tanaasul, Heshiis wadajir ah iyo horumar wanaagsan.