Wararkii ugu dambeeyay dagaalka ka dhacay Gobolka Mudug

0
520

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo saaka degaanka Shabeeloow oo 20 km bariga kaga beegan Magaalada Bacadweyne ku dhex-maray dadka degaanka iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Guddoomiyaha Deegaanka Bacadweyne Axmed Daahir Macalin ayaa sheegay in dagaalka uu ka dambeeyay,kadib markii ay Al-Shabaab afduubteen qaar kamid ah dadka degaanka oo uu ku jiro Sheekh Caan ah,isla markaana dadka degaanka oo ka carooday ay la dagaalameen Al-Shabaab.

Dadka degaanka qaarkood ayaa dhankooda waxaa ay sheegeen in ilaa iyo Afar Ruux ay dagaalka ku geeriyoodeen oo labada dhinac ah,kuwaas oo meydadkooda ay yaalaan Gudaha degaanka Shabeeloow.

Guddoomiyaha Deegaanka Bacadweyne Axmed Daahir Macalin waxaa uu sheegay in Maamulka uu baaritaan ku sameyn doono khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaasi ka dhashay,isla markaana ay dib ka soo sheegi doonaan.

Degaannada ku dhow Magaalada Bacadweyne ayaa waxaa ku sugan Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, waxaana Saraakiisha Ciidamada Galmudug ay dhowr jeer sheegeen inay ka saari doonaan.