Dhageyso:-Deni oo shaaciyey sababta loo qaban la’yahay Shir uu iclaamiyey

0
452

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in shirkii wadatashiga ee ka dhacay Garoowe ay kasoo baxeen in la dhigo gogol ay ku wada hadlayaan Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada,isla markaan weli Puntland ay diyaar tahay.

Waxaa uu sheegay in dad badan ay soo weeydiiyeen sababaha uu shirkaasi u qabsoomi la’yahay,waxaana uu sheegay in dhinacyada kale ee dowladda iyo dowlad goboleedyada uu ka xayiran yahay basle ay tahay cabsida Cudurka coronavirus.

Saciid Dani waxaa uu sheegay in Puntland uu mowqifkeedu cad yahay welina diyaar u tahay inay dhigto gogoshii ay horey u fidisey iyo in uu booqan doono Magaalada Muqdisho iyo Xarumaha Dowlad Goboleedyada.