Somaliland ayaa degaandeeda ka mamnuucay in laga soo dejiyo gaadiidka dabdamiska oo horay Ganacsato ay u keeni jireen degaanda maamulka Somaliland.
Waxa ay Somaliland sheegtay in gaadiidkaasi ay soo dejin karaan kaliyah maamulka Somaliland Hay’addiisa kala duwan.