Ahlusunna oo Afduub ku tilmaamtay doorashadii Qoor Qoor

0
483

War saxafadeed kasoo baxay Ururka Ahlusunna ee dhawaan u doortay Madaxweynaha Shaakir ayaa si weyn uga soo horjeestay Doorashadii  lagu doortay Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Ahlusunna waxa ay sheegeen in ay sii waddi doonaan qacinta bulshadda diidan Madaxweyne ay ku doorteen Dhuusamareeb, sidoo kalena Afduub ayay ku tilmaameen doorashadii Qoor Qoor.