Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada ee Caasimadda Galmudug ayaa caawa shir deg deg ah isugu yeeray saraakiisha laamaha ammaanka ee Magaaladaas.
Kulankaan ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxaa uu saraakiisha Ciidamada wax ka weeydiin doonaa cida ka dambeysay Masuuliyada dagaalka caawa ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb.
Saddex Ruux oo kala ah laba Askari iyo haweeney Shacab ah ayaa ku dhaawacmay israsaaseyn Caawa Xarunta inji ee Magalada Dhuusamareeb ilaalada hoggaanka Ahlsunna iyo Ciidamo ka tirsan Dowladda.