Dhageyso:-Xildhibaan sheegay in Dowladdu doonayso inay Afduubto

0
541

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka sidoo kalena ah musharax Madaxweynaha Galmudug ayaa ka hadlay Ciidamada kala duwan ee Dowladda Soomaaliya geysay Dhuusamareeb.

Isaga oo Su’aal Maanta Golaha Shacabka hortooda ku weeydiinayey Wasiirka Gaashaandhigga ayuu sheegay in Ciidamadaas Dowladdu dooneyso inay ku Afduubato Doorashada Galmudug iyo isaga oo musharax ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa.