Madaxwayne ku-xigeenka labaad ahna ku simaha madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa warqad qoraal ah oo xafiiskiis kaso baxday waxaa xilalkii looga qaaday guddoomiye ku-xigeenkii degmada Baardheere iyo madixii maaliyadda degmadaas, waxaana uu xilaalkaas u magacaabay masuuliyiin kale.
- Arimaha Bulshada
- BARNAAMIJYADA
- blog
- Ciyaaraha
- English
- Mail Order Brides
- uncategorized
- WARARKA
- Wararka Galmudug