Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa waxaa uu xilalkii ka qaaday Agaasimayaashii SNTV, Radio Muqdisho iyo SONNA,isaga oo magacaabey Agaasimeyaal kale.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Maareeye ayaa waxaa xilkii Agaasimaha SNTV looga qaaday Liibaan Cabdi Cali, iyada oo xilkaas loo Magacaabey Faarax Salaad Dharaar.