Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo gaaray deegaanka Cabdalla Biroole

0
492

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland mudane Maxamud Sayid Aadan ayaa booqasho iyo karmeer ku tagay deegaanka Cabdalla Biroole .

Madaxweynaha ayaa u kuur galay xaalada dadka degaanka ku dhaqan asagoona soo dhaweyn balaaran kala kulmay bulshada deeganka cabdalla Biroole.

Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehelinayay Taliyaha ciidanka jubbaland janaraal Aadan Maxamud Ibrahim , La taliyaha madaxweynaha dhanka ciidamada sarreeye Gaas yusuf xuseen cusmaan dhuumaal,Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka qeybta 43aad janaraal ismaciil saxardiid keydsane