Arimaha BulshadaBARNAAMIJYADACiyaarahaEnglishWARARKAWararka Galmudug Puntland oo Cambaareysay Xayiraadii Sheekh Shariif By Kuuriya - September 22, 2019 0 578 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Maamulka Puntland waxay cambaareyeen Xayiraadda Socdaal ee DFS ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Puntland ayaa ku tilmaamay tilaabadaasi mid baalmarsan Sharciga