DEG DEG: Maxkamada ICJ oo ku dhawaaqday in dib loo dhigay Dacwadda Badda

0
487

Maxkamadda Adduunka Ee ICJ ayaa Laba Bilood dib u dhigtey dhageysiga Dacwada Muranka Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Kenya ayaa horey u dalbatey in 12 bilood dib loo dhigo balse maxkamadda ayaa sheegtay in 2 bilood dib loo dhigey.

Maxkamadda ayaa sheegtay in ay tixgalin doonto soo jeedinta dowladda Kenya.