Jubbaland oo si adag uga jawaabtay go,aankii Golaha Wasiiradda Soomaaliya

0
505

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa War Saxaafadeed ka soo saartey warkii ka soo baxay golaha wasiirada DFS kaas oo ku aadanaa Doorashadii Jubbaland iyo xayiraadda duulimaadyada magaalada Kismaayo ee ay dowladda federaalku kuso rogtay.

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in dhammaan ay baalmarsiyihiin shuruucda dalka Warkii kasoo baxay Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

Waxaa ay sidoo kale sharci daro ku tilmaaameen xayiraadii la saaray garoonka Kismaayo.