Gudiga dib uheshiisiinta galmudug oo kulamo kabilaabay cadaado

0
518

Gudiga qaban qaabada shirwaynaha di u heshiisiinta beelaha daga galmudug  oo dhawaan ay magacaawday wasaarada arimaha  gudaha xfs oo galinkii danbe ee shalay soo gaaray magaalada cadaado waxaana ay xalay kuhoydeen magaalda cadaado

 

Xubnaha Gudiga ayaa lafilayaa in manta ay kulamo laqaataan  odayaasha dhaqanka magaalda cadaado ee xarunta baarlamanka galmudug

Gudigan oo kakooban 12 xubnood ayaa soomaray degaano iyo dagmooyin katirsan galmudug waxaana deegaanada ay soomareen kamida dagmada  CabudwaaQ  balanbal xeraale huurshe iyo gaalkaco hadana waxa ay gudigai kusugan yihiin magaalada cadaado