Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka banaadir ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxii maanta ka dhacay xarunta dowladda Hoose ee Muqdisho.
Dadka dhintay ee la xaqiijiyay waxaa ka mid ah:
Gudoomiyaha Cabdicasiis Sabaax Cabdullahi Asad.
Gudoomiyihii degmada Waabari, Mahad Cilmi
Agaasimaha nadaafadda Cabdifataax Cumar Xalane
Agaasimahii Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Dheere.
la taliyaha dhanka Sharciga ee gobolka Banaadir Xasan Sabriye
Waxaa sidoo kale ku dhaawacmay Qaraxa Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.