Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in Shirka la qaban doono 5ta bisha Agoosto, 2019-ka ayna ka qeyb-galayaan 356 Ergo oo Dhammaan Matalaya Beelaha Galmudug.
Home Arimaha Bulshada Waqtiga la qaban doono shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo la shaaciyay