DHagayso;Madaxweynaha Somalialnd Oo Sheegay In Madaxweynaha Farmaajo Ka Shaqeynayo Baaba’inka Shacabka Iyo Dowlada Somaliland

0
708

Muuse Bixi Cabdi Cabdi Oo Ah Madaxweynaha Somaliland Oo Xalay Xaf;ad Uga Qeyb Galay  Magalada Hargeysa Ayaa Weerar Kii Uga Weynaa Ku Qaaday Madaxweynaha Dowlada Fderalka Somalia Mohamed Cabdullahi Farmaajo

Muuse Biix Cabdi Ayaa Sheegay In Gudi Uu Magacaabay  Mohamed Cabdulahi Farmajo Uusan Ka Ka Turjumeyn Rabitaanka Shacabka Somaliland Isla Markaana Aysan Quseyn Gudigaas

Waxa Uu Soo Hadal Qaaday In Dowlada Federalka Somalia Cunio Qabateyn Culis  Ay Kusoo Rogtay Dowlada Iyo Shacabka Somaliland

hoos kadhagayso Cod ka muuse biixi