DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

0
627

Qarax si weyn looga maqlay qeybo badan oo ka mid ah Muqdisho ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa , waxaana uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayid ee Magaalada Muqdisho.

Goobta uu Qaraxu ka dhacay waxaa ka agdhow Xarumaha Wasaaraddaha Amniga iyo Arrimaha Gudaha iyo sidoo kale xarunta Golaha Shacabka.