Dad Ku Geeriyooday Duufaan Ku Dhufatay Faransiiska

0
573

Saddex qof o ola socotay dooni nooca gurmadka iyo Nin Kalluumeysai ayaa geeriyooday, kadib, markii ay Doonyahooda ku qalibmeen Xeebaha Galbeed ee dalkaasi ee Badweynta Atlantic ocean.

Duufaantaasi ayaa la sheegay inay saacadiiba jaraysay masaafo dhan 120 KM, waxayna duufaanta gaartay caasimadda dalkaasi ee Paris

Ilaa 28,000 guri oo ku yaalla Galbeedka dalkaasi ayaa la sheegay inay koronto la’aan  yihiin, kadib, markii ay duufaantu ku habsatay Deegaanadaasi.

Adeegyadii Tareenada ayaa iyagana istaagay, kadib, markii ay duufaantu waxyeeleysay waddooyinka ay Tareenada maraan.