Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Guddi Cusub

0
717

Madxaweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha maamulka ee gobolka Mudug.