Dowladdda oo soo saartay Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada

0
702

Wasaarada Arimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada, islamarkaana waxa ay sheegtay in maamul goboleedyadda laga doonaayo in ay raacaan Wadada Wasaaradda Arrimaha Gudaha.