Guddi Ka Shaqeynaya Sugida Amniga Doorashooyinka Jubbaland Oo La Magacaabay

0
654

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuir Janan ayaa waxaa lagu magacaabay guddiga amniga Doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga ayaa waxaa ay ka shaqeyn doonaan sugida amniga iyo goobaha doorashooyinka Jubbaland ee dhawaan ka dhici doona Magaalada Kismaayo.