Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya daahir Maxamuud Geelle ayaa xilkii ka qaaday Maareeyihii Tiyaatarka Qaranka Abwaan cismaan Cabdullaahi Guure.
Sidoo kale Wasiirka ayaa Maareeyaha Cusub ee Golaha Murtida iyo Wacyi galinta Qaranka u Magacaabey Maxamed Abuukar Axmed Mada oo ka mid ahaa Wariyeyaasha Warbaahinta Dowladda.
Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure ee Maanta xilka qaadista lagu sameeyey ayaa safar uga maqan dalka, isaga oo ku sugan Wadanka Turkiga.