Koonfur Galbeed oo hakisay Xisbiyadda Siyaasadda ee dalka

0
491

Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hakisey ilaa amar danbo xisbiyada Asxaabta ah ee rabo in ay ka howl galaan degaanada koonfur galbeed.

Hakintaan ayaa kusoo beegmaysa xilli horay degaanada maamulka Puntland looga hakiyay in Xisbiyadda Siyaasadda ay xafiisyo ka furtaan, islamarkaana la xiray dhammaan Xafiisyaddii ay horay u furteen.