Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ee xarunta Dembi Baarista Ciidanka CID-da ee Magaalada Muqdisho.
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa halkaasi ku Qarxay .
Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal gaariga Qarxay ayaa waxaa watay shaqsi lagu magacaabo Daahir Xasan Xuseen oo ka tirsan wasiiradda maamulka Galmudug.
Wixii kusoo kordha kala soco RadioCadaado.com