Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Wada Hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland

0
626

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisinta Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa  soo hadal qaaday in wada hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland  ay socdaan dadaallo ku aaddan arintaasi, isla markaana ay qeyb ka noqon doonaan Dhab u heshiisiinta Qaran ee dalka laga hirgelin doono.