Taliyaha ciidanka booliska oo magacaabay taliyaha ciidanka ilaada wadooyinka

0
608

Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka ayaa maanta waxaa loo Magacaabay Generaal Maxamed Xuseen Madaale oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska oo magacaabay taliyaha ayaa laga dalbaday in uu wax ka qabto howlaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka.

Genaraal Madaale ayaa horay u soo noqday Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir