15 Qof Oo Ku Geeriyootay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Itoobiya

0
647

Hadal ka soo baxay Dowlad-gobaleedka Oromiya ee Bartamaha dalkaasi ayaa lagu shegay inay dadkaasi maanta geeriyoodeen , kadib, markii ay isku dhaceen Labo gawaarida Xamuulka isku dhaceen.

Booliska Gobalka Oromiyadda waxay sheegeen inuu shilkaasi ka dhashay, iyadoo ay Dareewalladda si xawli ah ku wadeen gaadiidkaasi.

Shilalka gaadiidka ee dalka Ethiopia waxaa loo aaneeyaa waddooyin oo raf ah iyo qaabka qaldan ee Laysinka Dareewalnimadda iyo  Shuruucda Ammaanka Waddooyinka oo aad u liita.