War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa waxaa looga hadlay Mowqifka dawlada Soomaaliya ay ka qaadatay khilaafka diblomaasiyadeed ee Dawlada Kenya iyo Soomaaliya ka dhex aloosmay.
Sidoo kale Xisbiga ayaa sheegay in uu garab taagan dowlada Soomaaliya,isla markaana uu taageersan yahay xaqnimada dacwada ay dawlada Soomaaliya u gudbisay Maxkamada Cadaalada Aduunka.
Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Xisbiga Wadjir.
WARSAXAAFADEED KHILAAFKA DIBLOMAASIYEED EE SOOMAALIYA IYO
KENYA