Dad Badan Oo Lagu Xir Xiray Magalada Boosaaso

0
657

Booliiska Puntland ayaa ku dhowaaqay hawl-gallo amni oo ay ka samaynayaan magaalada Boosaaso. Toddobaadkan ayaa magaalada lagu dilay madaxii shirkadda P&O ee maamusha dekedda magaalada Boosaaso

 

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa sheegay in kulanka inta badan looga hadlay xaalada amniga Gobolka Mudug iyo howlaha nabadeynta,sidoo kalena uu Ganacsatada Madaxweyne Xaaf uu ku booriyay inay Canshuurta bixiyaan.