Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle Oo Markale Isku-Shaandheyn Lagu SameeyayMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta markale waxa uu isku-Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.

0
725

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta markale waxa uu isku-Shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada.

Waare ayaa sameeyay Magacaabista 5 Wasiir 6 Wasiir ku xigeen iyo 5 Wasiiru dowlayaal,kuwaas oo dhamaantood ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hir-Shabeelle.

Tallaabadaan Isku-Shaandheynta ayaa ka dambeysay kadib markii maalmihii lasoo dhaafay uu Madaxweyne Waare culeys siyaasadeed uu kala kulmayay qaar ka mid ah Xildhibaannada.