Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Galabta waxa uu isku-shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada.
Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa ka kooban 12 Wasiir 14 wasiir kuxigeeno iyo 9 Wasiiru Dowlayaal,waxana xusid mudan in dhammaantood ay yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle.
Horay ayaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle waxa uu u sheegay in uu sameyn doono Golle Wasiiro tayo leh lagana soo dhex xulay xildhibaanada iyo Beelaha dega Hir-Shabeelle,kuwaas oo waxka qabta dhibaatooyinka ka jira deegaanada Maamulkaas.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada.