Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah waxa uu Xarunta Madaxtooyada kula qaatay Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida.
Madaxweynaha ayaa sara
Taliyeyaasha ayuu Madaxweyne Farmaajo wuxuu faray in ay si dhakhso ah ula yimaadaan warbixin dhammeystiran oo ku saabsan amniga iyo qaraxyadii dhacay maalintii Jimcaha aheyd ee la soo dhaafay.
Weerarkii ismiidaaminta ku bilaawday ee lagu qaaday Hotelka Saxafi ee Muqdisho ayaa waxaa mas’uuliyadiisa sheegtay Al-Shabaab,waxana ku
geeriyooday dad u badan Shacab
sakiisha uu kulanka la qaatay waxaa ka mid ah taliyeyaasha Ciidamada,Millateriga,Booliska iyo asluubta,waxana uu kala hadlay xaalada amni ee dalka iyo qaraxyadii u dambeeyay ee ka dhacay Magalada Muqdisho.
.