Dhageyso: Kulan Looga Hadlayey Amniga Hirshabelle Oo Ka Dhacay B/weyne ee xarunta gobolka hiiraan

0
623

 

Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey sida la isaga kaashan lahaa amniga guud ee deegaannada Hirshabelle.

Kulankaan ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabelle, waxaana ka qeybgalay maaamulka B/weyne, kan gobolka Hiiraan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada magaaladaasi.

Ulajeedka kulankaan ayaa ah sida bulshada loogu wacyigelin lahaa ka qeybqaadashada ammaanka iyo la dagaalanka cid walbo oo wax u dhimeysa amniga guud ee Hirshabelle.

Hoos  ka dhageyso : warbxin  bashiir  cabulahi cismaan