Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haatan waxaa ka soconaya diyaargarowgii ugu dambeeyey ee munaasabadda Kowda Luulyo, maadaama ay tahay markii ay gumeystihii Talyaaniga ka xoroobeen gobollada Koonfureed ayna midoobeen gobollada Waqooyi iyo Koonfur.
Shacabka B/weyne oo aan kala har lahayn ayaa doonaya in maalintaan ay si weyn u xusaan.
amniga magaalada ayaa ad loo adkeeyay waxaana la arkayaa ciidamada dowlada oo baraya dadka iyo gawaarida soo gala magaalada