Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Maanta Waxa Kulankoodii caadiga ahaa ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho,iyadoona lagu dhawaaqay Gudiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaannada ayaa loo qeybiyey Magacayada Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo ka tirsan golaha Shacabka,kuwaas oo ka shqeyn doona doorashada Guddonka Baarlmaaka
Guddiga lagu dhawaaqay ayaa dhexdooda waxa ay iska soo dooran doonaan Guddoomiye iyo ku xigeeno si howshooda ay u dhameystirtaan.
hooska akhariso magacyadda 15ka xibnood ee maanta lagu dhawaaqay