Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliland oo ka hadlay dagaalka ka socda Gobolka Sool

0
639

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa dagaalo geystay khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo mid hntiyeed wax ay ka dhacayeen degaano ka tirsan Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Qoriloow,waxana dagaalkaas ka hadlay markii ugu horeysay madaxweynaha Cusub ee Soomaaliland.

Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in wax laga xumaado uu yahay dagaalka labada dhinac ee walaalaha ah ku dhexmaraya Gobolka Sool,isaga oo sheegay in ay yihiin dad walaalo ah.

Waxa uu sheegay in uu ugu baaqayo in dadkaas wada dagaalamayo ay miiska wadahadalka ay waxwalbo ku dhameeyaan isla markaana ay hehsiiyaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliland.