AKHRISO: Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo la Magacaabay

0
619

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed  Sarreeye gaas  C/wali Jaamac Xuseen Gorod,  ayaa Magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad, waxaana loo Magacaabay S/Guuto Maxamuud Maxamed Macalin Koronto oo horay u ahaa Abaanduulaha Qeybta 12-ka April ee Ciidamada Xoogga Dalka.