Taliyihii Ciidanka Boliiska Qeybta Galbeed G/le sare Maxamed Daahir ayaa la sheegay in xilka laga qaaday kadib markii uu feeray ku simaya taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Mukhtar Xuseen Afrax .
Gacan qaadka ayaa dhacay 4 maalin ka hor markii iyagoo shir ku jira uu Maxamed Daahir ka horyimid awaamir la siiyey oo nabadgelyada caasimada quseeya.
Xogaha kale ee aan helnay ayaa waxa ay sheegayan in kadib falkaasi uu ku dhaqaaqay Maxamed Daahir Maalmaahn uu Xabsi guri ahaa ugu dambeyna xilkii laga qaaday.
Xilkaas ayaa maanta waxaa loo magacaabay Qaasim Axmed rooble oo horay u ahaa fhayenka Ciidanka Booliiska Soomaaliya.