Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeedda Suudaan.

0
662

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Goor dhow ka duulay Garoonka Aadan cadde Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa kusii jeedda Magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Casuumaad ka helay dhigiisa dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir.

Booqashadda Madaxweynaha ayaa qadan doonta Muddo dhan 2 maalmood.