Wafdi balaaran oo uu horkacayo madaxwayne ku xigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi carabey ayaa gaaray deegaano dhaca bariga gobalka mudug oo ay dhawaan ka dheceen dagaalo u dhexeeya malayshiyaad kasoo kala jeeda galmudug iyo puntland
Deegaanada ay booqdeen masuuliyiintaan ka tirsan galmudugĀ ayaa waxaa ka mid ah sarjimaale,jeexdin,gacmafale iyo deegaana kale oo hoostaga deegaanka godod oo dhaca waqooyi bari gobalka mudug
Masuuliyiinta galmudug ayaa dadka halkaasi u nool kula dardaarmay in ay nabada ka shaqeeyaan
Hoos Ka Daawo Sawirada