Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Ayaa ku dhawaaqaya goor dhow golahiisa wasiirada Galmudug,
Axmed Ducaalee Geele Xaaf Oo Laga Sugayay Inuu Soodhiso Goalaha Wasiirada Cusub Ee Maamulkiisa Ayaa Xildhibaanada Usheegay Inuu Soocelindoono Wasiirada Hada Shaqeeya Kuwaas OO Uu Usheegay Inaan Waxba Laga Badalayn Kuna shaqaynayaa Sidoodii Hore Balsan Lagu Dari Doono Wasaaradaha Banaan,
Madaxwayana Ayaa Sidoo Kale Xildhibaanada Kacodsadey Inay Ansaxiyaan Sharciga Xanaanada Xoolaha Iyo Miisaanada Kadib Markii Ay Dhamaatay Qudbada Madaxwayanaha Ayaa Xildhibaanadu Waxay Bilaabeen Inay Arinkas Kadoodaan Wali Waxaa Socda Dooda Xildhibaanada,