Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay la taliyihiisa u qaabilsan dhinaca arrimaha bulshada qof dumar ah.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha oo ku taariikheysneyd 26-ka bishan, ayaa lagu magacaabay Caa’isha Abukar Qaasim.
Haweeneydan ayaa sidoo kale madax ka noqotay xafiiska xiriirka arrimaha bulshada madaxtooyada.
Akhriso wareegtada madaxweynaha