Sawiro Iyo Warbixin Ku Saabsan Xiddigaha Seegi Kara Kulamada Koowaad Ee Boxing Day Ga

0
821

Boxing Days ama maalmaha feedhka waa wax u gaar ah kubada cagta dalka England gaar ahaan horyaalka heerka koowaad ee Premier League, waxaana la ciyaaraa marka la gaaro dhamaadka bisha December sanadkasta, xilli horyaalada kale fasax ku maqan yihiin.

Garsoorihii hore ee England Howard Webb ayaa shaaca ka qaaday in ciyaartooyda ay inta badan codsadaan Jaalayaasha marka la joogo kulamada Boxing ka, si ay u qaataan waqti dheeri ah maadaama ay ku jirto ciid gaaleedyada Sanadka cusub, iyo Xmas ka.

Sidaa darteeda waxaa jira xiddigo badan oo saameyn ku leh horyaalka EPL ka todobaadkan ka maqnaan doona kulamada ay ciyaarayaan kooxahooda maalinta koowad ee Boxing Days.

Hadaba waakan xidigaha ugu saameeynta badan horyaalka ee seegi doona kulanka kowad ee maalmaha feedhka.

Diego Costa

https://www.thesun.co.uk/wp-content/uploads/2016/12/

N’Golo Kante

https://www.thesun.co.uk/wp-content/uploads/2016/12/

Matt Lowton

https://www.thesun.co.uk/wp-content/uploads/2016/12/

Jamie Vardy

https://www.thesun.co.uk/wp-content/uploads/2016/12/

Cristian Fuches

https://www.thesun.co.uk/wp-content/uploads/2016/12/

Robert Huth https://www.thesun.co.uk/wp-content/uploads/2016/12/

Pedro Obiang

https://www.thesun.co.uk/wp-content/uploads/2016/12/

Marko Arnautovic