Ciidamada Amisom ayaa gobolada dalka soomaaliya gaar ahaan kuwa koonfurta si bareer ah aan kam aheyn ugu laayay dad tira badan oo shacab ah
waxeyna u badan yihiin dad reer “mii” ah isla markaana Deegaansada hareeraha jidka ama laamiyada ay iyagu Amisom adeegsadaan marka ay isaga kala gooshayaan saldhigyadooda
hadaba deegaanka Ceel-wareegoow oo dhowr kmitir ujira Magaalada Marka ee xarunta gobalkaasi ayey ku laayeen
hadaba sida uu falka u dhacay wariyaheena maxamed axmed xasan yuulka ee magaalada muqdisho ayaa ka wareystay mid kamid ah dadkaasi qaraabada la ah
Hoos Ka Dhageyso Codka:-